|
Bahda Banadir.com waxay tacsi u dirayaan dhamaan Eheladda Reer Sheikh Axmed Gaballe oo Aabahood Sheikh Axmed Gaballe oo ku geeriyooday Xalay Magaaladda Muqdisho.
Waxaan Eebe ugu baryaynaa inuu Janaddi ka waraabiyo, eheladdii uu ka tagayna Samir iyo Amiin.
|