|
|
Allah u naxariisto Marxuum Salah Omar Heldid oo ku
geeriyooday wadanka Yaman magaalada Sana markeey taariikhdu
aheeyd June 4th 2003.
Marxuum Salah waxuu ahaa odiyaashii u soo halgamay Gobanimadoonka
wadanka Djibouti . Waxuuna dashay markeey Taariiqdu
aheed 1936.
Marxuunka wuxuu ka soo shaqeeyay hormuranka Wadanka
Jabuubi.
|
|
Waxuuna ahaa Duqa Magaalada Djibuti Mudo ka badan 10 sano.
Sanadka Markuu ahaa 1994-1998 waxuu ahaa Wasiirka Transportion
and Communication ee Djibute.
Marxuumka waxuu kaloo qeyb weyn ka qaatay dib u hashiisiintii
Somaaliya ee laguQabtay Djibute asagoo ka talinaya midnimada
iyo jirada walaalihiisi Somaaliyeedee saameeyay dagaalada
so keeye.
Marxuum Salah waxuu ifka kaga tagay tafiirtiisii in ka badan
ilaa iyo 30 qofoodoo isugu jira caruurtiisa iyo waxeey sii
dhaleen.
Geeridaa naxdinta badan waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan eheladiisa
iyo
Asxaabtiisa oo kala jooga Djubuti, Middle east, yurub iyo
North America.
Waxaana eebe ugu baryeena inuu janidii Fardowsa ka waraabiyo
ehelka iyoqaraabada uu ka tagayna samir iyo iiman ka siiyo
AMIIN.
Hamza Abubakar iyo Dhamaan reer Abubakar Waxaay Tacsi ah
u dirayaan xaskiisa Souad salah Omari iyo dhamaan ehelka reer
Salah Omar Heldid oo Aabehood ku geeriyooday Wadanka Yemen.
|